Skip to main content

Premiere Pro Course

Uncategorized
Wishlist Share

About Course

Baro sida loo isticmaalo Adobe Premiere Pro si aad u sameyso videos xirfad leh, laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare. Koorsadan waxaa loogu talagalay beginners iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa video editing.

What Will You Learn?

  • Sida loo isticmaalo Adobe Premiere Pro
  • Video editing fundamentals
  • Importing iyo organizing media
  • Cutting, trimming iyo arranging clips
  • Transitions iyo effects
  • Text, titles iyo captions
  • Color correction iyo color grading
  • Audio editing iyo sound effects
  • Keyframes iyo animation
  • Green screen editing
  • Speed ramping iyo slow motion
  • Exporting videos for YouTube iyo Social Media
  • Sameynta videos xirfad leh oo loogu talagalay ganacsi iyo content creation

Course Content

Premiere Pro Course

  • Introduction
    01:06
  • Lesson 1: Lasoo Degidda Premiere pro.
    01:41
  • Lesson 2: Sida loo abuuro Project cusub.
    03:00
  • Lesson 3: Sida loo soo geliyo Sawir ama Muuqaal.
    02:15
  • Lesson 4: Sida Muuqaal iyo Cod loo kala Reebo
    02:33
  • Lesson 5: Sida Muuqaal loo jarjaro.
    02:49
  • Lesson 6: Barashada Qaybaha ugu Muhiimsan iyo Shaqada ay qabtaan.
    07:24
  • Lesson 7: Kala reebidda Muuqaalka iyo Cod Timeline-ka gudihiisa.
    04:29
  • Lesson 8: Barashada Qeybaha Ugu Muhiimsan Timline Ka.
    11:58
  • Lesson 9: Barashada Qaabka Muqaalka Speedkiisa Loo Kordhiyo Sido Kalena Reverse Logu sameeyo.
    01:38

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet