About Course
Adobe Illustrator – Complete Graphic Design Course waa koorso tallaabo-tallaabo ah oo loogu talagalay qof doonaya inuu barto graphic design isagoo isticmaalaya Adobe Illustrator.
Koorsooyinkan waxaad ku baranaysaa qalabka iyo farsamooyinka muhiimka ah ee Illustrator, laga bilaabo interface-ka iyo basic tools ilaa logo design, typography, colors, vector illustration, poster design iyo brand identity.
Koorsooyinkan waxaa si gaar ah loogu diyaariyey beginners, sidaas darteed khibrad hore oo Illustrator ah looma baahna.
- Fahanto Adobe Illustrator interface
- Samaysato documents cusub
- Isticmaasho Selection iyo Direct Selection Tools
- Isticmaasho Pen Tool
- Sameyso shapes iyo vector graphics
- Isticmaasho Pathfinder
- Isticmaasho Shape Builder
- Fahanto Layers
- Isticmaasho Typography
- Doorato colors ku habboon design-ka
- Sameyso logos
- Sameyso posters
- Sameyso social media designs
- Sameyso business cards
Course Content
Adobe Illustrator Course
Student Ratings & Reviews
No Review Yet