About Course
Baro sida loo isticmaalo Adobe Premiere Pro si aad u sameyso videos xirfad leh, laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare. Koorsadan waxaa loogu talagalay beginners iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa video editing.
Course Content
Premiere Pro Course
-
Introduction
01:06 -
Lesson 1: Lasoo Degidda Premiere pro.
01:41 -
Lesson 2: Sida loo abuuro Project cusub.
03:00 -
Lesson 3: Sida loo soo geliyo Sawir ama Muuqaal.
02:15 -
Lesson 4: Sida Muuqaal iyo Cod loo kala Reebo
02:33 -
Lesson 5: Sida Muuqaal loo jarjaro.
02:49 -
Lesson 6: Barashada Qaybaha ugu Muhiimsan iyo Shaqada ay qabtaan.
07:24 -
Lesson 7: Kala reebidda Muuqaalka iyo Cod Timeline-ka gudihiisa.
04:29 -
Lesson 8: Barashada Qeybaha Ugu Muhiimsan Timline Ka.
11:58 -
Lesson 9: Barashada Qaabka Muqaalka Speedkiisa Loo Kordhiyo Sido Kalena Reverse Logu sameeyo.
01:38
Student Ratings & Reviews
No Review Yet